Wufuudii Aqalka sare oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo iyo Kismaayo (Daawo Sawirro)

Labo Wafdi oo ka socda aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo oo ah ee xarumaha KMG ah ee Maamulada Jubbland iyo Koonfur Galbeed. Waxaa si weyn u soo dhoweeyeY Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed. Wufuudan oo ka kooban min toban Xubnood ayaa waxay magaalooyinkaasi u … Continue reading Wufuudii Aqalka sare oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo iyo Kismaayo (Daawo Sawirro)